Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia? (Sawirro)

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka toddobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo looga hadlay Xaaladda amniga dalka. Waxaa kulankaas lagu dhageystay warbixinno ku saabsan Amniga dalka, Caabuqa COVID-19, Gurmadka Abaaraha iyo Fatahaadaha ka jira dalka qeybo ka mid ah. Ra’iisul Wasaare Rooble ayaa ku dardaarmay in la dar dargeliyo … Continue reading Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada Xukuumada Somalia? (Sawirro)